Shirkadda Hormuud oo Deeq Shidaal ah Gaarsiisay Dadka kunool Degmada Mahadaay.

0
132

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Shirkadda Hormuud ayaa 10 Foosto oo Shidaal ah ku wareejisay Gudiga Gurmadka Fatahaadaha ee Degmada Mahadaay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here