Roobka Oo saameyn ku yeeshay Deegaanada Hoosyimada Jowhar

0
74

Jowhar – ( Radio isnaay ) – kadib markii Roobab xoogan ay ka da’ayeen deegaanada hoosyimada Magalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabele ayaa waxaa saameyn uu ku yeeshay dadka ku sugan deegaanada hoosyimada degmada Jowhar.

Warbixinta warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here