Kulan looga hadlayay Xaaladaha Fatahaadaha Oo Jowhar lagu qabtay.

0
143

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Golaha Deegaanka Degmada Jowhar ayaa waxa ay yeesheen kulan ay ugu hadleen Xaaladaha Fatahadaha Magaalada Jowhar iyo sidii gargaar loo garsiin lahaa dadka ay saameyeeen fatahaadaha Webiga Shabeelle uu ka geystay deeganada hoosyimaada Jowhar.

Warbixinta warkan waxaa soojeedinayso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here