ROOB IYO FATAHAADO ISBIIRSADAY AYAA SAAMEEYN KU YEEHSAY DADKA DAGAN TUULADA QURAC-MADOOBE OO AHAA BEERALEEY IYO XOOLO DHAQATO KUWAAS OO SHEGAY INAAY KU NAFWAAYEEN XOOLO ISUGU JIRO IDO IYO CARI,AD SIDOO KALENA UU SAAMEEYAY DALAGYADII U BEERNAA
DAAHIR CABDULLE TOXOB OO KAMID AH DADKA AY XOOLHA UGA DHINTEEN AYA ARADIO ISNAAY UGA WARBIXIYAY
WAXAA INOO SOO JEEDINEEYSA:- MARYAMA SHIIKH CABDI.