Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciidanka Djibouti ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa deegaanka Celjaalle ee duuleedka magaalada Baladweyne ugu qeybiyey deeq iskugu jirta biyo , marakaneeco , buskud iyo baco shacabkii ka barkacay fataahadda Beledweyne.
Waxaa Soo jeedineysa : – xaliimo cali.