Fatahaadda Wabiga oo saameeyn ku yeelatay Goobaha waxbarashada Mahadaay.

0
75

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Bulshada ku nool degmada Mahadaay ee Gobolkani shabeellaha dhexe waxaa saameeyn xoogan ku yeeshay fatahaada wabiga shabeelle.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here