Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay Qasaaraha ka dhashay fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray degamada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha dhexe xili ay da’ayan roobka deyrta iyado ay ku darsatay fatahaada wabiga shabeelle.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here