Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ka barakacay daadadka Baydhabo.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -JGudiga gurmadka fatahaadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashanaya Hay’adda Xasaani ayaa magaalada Baydhabo deeq raashin ugu qaybisay inkabadan 500-boqol oo qoys kuwaas oo sameeyn ay ku yeelatay Fatahaada El nino.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here