Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Dhalinyardda & Cayaaraha maamulka Hirshabeelle Mudane Mohamed Hussein Aynte oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh, Gudoomiyaha Degmada Balcad, Gudoomiyaha Ururka Kubada Cagta Hirshabelle iyo xubnihiiisa ayaa Si rasmi ah u dahfurey Tababarka Ciyaartoyda Xulka Kubada cagta Hirshabelle.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.