Kulanka Wax ka qabashada Wadooyinka Roobka Burburiyay Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankii shanaad ee gudiga qorshaynta dhulka Dowlada KGS, oo labadii biloodba mar la qabto ayaa waxaa looga hadlay Saamaynta Roobabki El Nino iyo daadadkii ku dhuftay degmooyinka wadooyinka gaar ahaan Magaalada Baydhabo iyo sdii wax loogu qaban lahaa dhibaatooyinkii gaarey wadooyinka.

Waxaa Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here