Odayaasha Degmada Buur-dhuubo oo ka hadlay saameynta Fatahaadda.

0
202

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ayaa waxaa saameyn aad ah ku yeeshay Fatahaada Wabiga Jubba oo dhaxmara Magaalada, waxaa go’doonsan Bulshada Ku nool xaafada Muuri.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here