Maamulka Gollaha Deegaanka oo ku Baaqay in laga shaqeeyo nadaafadda Jowhar.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee gollaha deegaanka maamulka Hirshabeelle kana mid ah xubnaha dhawaan lagu doortay Magaalada Jowhar oo la hadlaya bulshada ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda deegaanka.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here