Sare ukac kuiyimd qiimaha Qudaarta Oo laga dareemayo Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa sare ukac ku yimid qudaarta noocyadeeda kala Duwan kadib roobabka deyrta iyo fatahaado isbiirsaday ayaa gooyay qudaarta iyo dalagyada la beerto  Jowhar iyo nawaaxigeeda marka laga reebo meelo yar yar oo kafakaday inaay biyaha xaaqaan.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here