Shirkadda Hormuud Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Dadkii Kuhanti beelay Suuqa Hanti wadaag.

0
114

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xaflad loogu Mahadcelinayay Shirkadda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Lacageed ugu deeqday Dadkii ku hanti beelay Dabkii 27 Augoust 2023 ka kacay Suuqa Hanti-wadaag ee magaalada Jowhar ayaa lagu qabtay Hotel City ee Magaalada Jowhar.

waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here