Qoysaska Roobku Saameeyay Oo Deeq Raashin ah loogu qeybiyay Baydhabo.

0
102

Jowhar – ( Radio isnaay ) – In ka badan 600 Oo Qoys oo Danyar ah Saamena ku yeelatey fatahaada ka dhacdey Magaalada Baydhabo ayaa Gaarsiiyay Deeq raashin ah sida bariis , bur , sokor , Timiir iyo Saliid.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here