Kulan ku Saabsan Ilaalinta deegaanka oo Jowhar lagu qabtay.

0
87

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kulankan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada  Maamulka Hirshabelle Ayaa looga hadlayay ilaalinta deegaanka iyo wada tashiga bulskada ku dhaqan magaalada Jowhar Waxaana ka soo qeybgalay  Maamulka  degmada  Jowhar ,mas,uuliyiin ka socday Xafiiska Madaxtooyada Hirshabelle iyo qaar ka mid ah bulshada Jowhar.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here