Wasaaradda gargaarka Hirshabeelle oo ka digtay fatahaad ku dhufata Baladweyne.

0
74

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Isku duwaha wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle Cabdisalaan Faarax Maxamed  ayaa sheegay in magaalada Baladweyne ay wajaheyso xaalad adag.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here