Ciyaartoyda Hirshabeelle oo loogu baaqay in ay u diyaar garooban Tartanka Kubada Cagta maamul goboleedyada.

0
113

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa sanad walba lagu qabta tartanka kubadda cagta kaasi oo ay ka soo qeyb galaan ciyaartoyda ku sugan deegaanada hoosyimaada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here