Wasaaradda Gaadiidka Hirshabelle oo Jowhar ka bilowday bixinta leesinka iyo taargada gaadiidka.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada maamulka Hirshabelle ayaa bilaawday in ay dhaqan galiso qaadashada Leesin iyo Taargada lagu dhajinayo baabuur.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here