Jowhar (Radio Isnaay)- Ganacsatada Magaalada Jowhar oo mudooyinkii dambe Muujinayay cabsi xoogan oo ku aadan Fatahaad uu sameeyay Webiga Shabelle kaas oo Ganacsatada u keeni karo maciishada oo qaaliyowda ayaa waxa ay haatan Ganacsatada Magaalada Jowhar ka hadleen cabdsida ay ka qabaan Fatahaada.
Warbixinta waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen.