Dowladda Soomaaliya oo wado qorsha lagu caawinayo dadka ay saameeyeen daadadka.

0
88

Jowhar (Radio Isnaay)-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in loo gurmado dadka ay saameeyeen daadadka roobka ka dhashay ee lagu magacaabo El-nino, kuwaasi oo halis ugu jira inay waayaan naftooda iyo hantidooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here