Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha dagmada kismaayo ahna Duqa Magalada Cumar Maxamad Maxamuud Fara wayne ayaa Ka hadlay qorshayaasha hormarineed ee ay magalkada udajiyeen gaar ahaan cagaarinta ama dhurku beerista magalada iyo sidoo kale dhismaha wadooyinka magalada.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.