Hirshabeelle oo ka Warbixisay Haweenka ku soo baxay Golaha Deegaanka Jowhar.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Hirshabelle Cumar Maxamed Soomane ayaa sheegay inaay yar yihiin Tirada haweenka kusoo baxay Golaha Deegaanka degmada Jowhar, isagoo ugu baaqay wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabelle inaay ka badin doonto haweenka lafilaayo inaay soo galaan guud ahaan degmoooyinka kale ee hirshabelle.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here