Gadiid loogu talo galay in loogu adeego Bulshada oo lagu wareejiyay Ururka dhalinyarada Baladweyne.

0
80

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Deeq gaari isku roga ah oo loogu talo galay in loogu adeego dadka danyarta ah ayaa lagu wareejiyay ururka Dhalinyrada Isxilqaan ee magaalada Baladweyne.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here