Dhalinyaro isku xilqaantay inay buuxiyaan meelaha ay ka burburtay wado ku talla Buula burde.

0
76

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhalinyaro ku nool  degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa bilaabay in ay si isxilqaan ah ku buuxiyaan meelaha ay ka burbursan tahay wado ku talla magaalada taasoo dhibaatooyin ay ku qabeen gaadiidka.

Waxaa Soo jeedineysa ; – maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here