Tababar ku saabsan maamulidda xogta shaqaalaha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda shaqaalaha maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay tababar ku saabsan maamulidda xogta shaqaalaha waxaana ka faa-ideysa doona agaasimayaasha cududda shaqaalaha ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha maamulkaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here