Maalinta caalamiga ee joojinta isla xisaabtan la’aanta xadgudubyada ka dhan ah saxafiiyinta oo maanta dunida laga xusayo.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkii guud ee 70aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu meelmariyay in sannad kasta 2-da bisha November oo maanta ku beegan dunida laga xuso maalinta caalamiga ah ee Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xalimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here