Roobabkii ka da’ay Ceelwaaq Oo saamaayn ku yeeshay Waxbarashada iyo Ganacsiga.

0
170

Jowhar – (Radio isnaay ) – Roob xooggan oo 72 saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo yaa saamayn ku yeeshay isu- socodka guud ahaan ee Magaalada goobaha ganacasiga iyo goobaha Waxabarshada iyadoo ay  biyo –fariisteen  Wadooyinka.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here