Hirshabeelle oo Sheegtay In ay hirgalin doonto xarumo lagu xanaaneeyo dadka dhimirka ka xanuunsan.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Waxa ay Sheegtay In ay hirgalin doonto xarumo lagu xanaaneeyo dadka dhimirka ka xanuunsan madama magalada jowhar uu ku yaryahay xarumaha dadkaasi
Lagu xanaaneeyo.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here