Wasaaradda Arrimaha Diinta Hirshabelle Oo Soo Dhaweeysay In 30 Sano Kadib Gole Deegaan Loo dhiso Jowhar.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda arimaha diinta iyo owqaafta Hirshabelle oo ka hadlay golaha deegaanka iyo qaabka loo dhisay golaha deeganaka degmada jowhar ayaa sheegay in 30 sano kadib jowhar ay heshay golle deegaan.

Waxaa Soo jeedinaya : Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here