Shirka wadahadalada loo dhanyahay oo Kismaayo lagu qabtay

0
82

Jowhar(Radio Isnaay)-Kulankan  uu  soo qabanqaabiyay Machadka Dooxada Jubba ayaa looga hadlayay wadahadalada loo dhan yhay  ee madaxdhamedka jubbaland , intii uu socday kulanka ayaa  looga dooday sida ugu wanaagsan ee bulshada lagu mideyn karo.

Warbixinta Warka waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here