Gudoonka Golaha Deegaanka Jowhar Oo la doortay

0
91

Jowhar (Radio Isnaay)- Munasabada Doorashada Gudoonka Golaha Deggaanka Jowhar ayaa Waxa lagu qabtay magalada Jowhar oo ay ka soo qeyb galen xubno ka tirsan labada Gole,Odiyaasha dhaqanka iyo xubno kale.

Warbixintan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here