Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle Oo Diyaarisay Sharciyo Ilaalinayo Xuquuqda Haweenka.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ku nool deegaanada miiyga iyo magaalooyinka dalka soomaaliya  ayaa la kulma dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay kufsiga, haba ugu badnaadaane haweenka tacadiyada la kulma kuwaa oo ku nool miiyga balse anan helin xeerka xuquuqda haweenka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here