Xildhibaanada Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaniyadda Sanadka 2024.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay yesheen xildhibaanada Barlamaanka Hirshabeelle islamarkana uu shir Guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr-abdulhakim Lukman Haji Mohamed oo ay wehliyaan Gududoomiye ku xigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheekh isxaaq Cabdulle iyo Guddoomiye Kuxigenka 2aad Mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here