Garsoore Kaadhka Digniinta Ah U Taagay Garsoore Kale.

0
84

Jowhar – ( Radio isnaay ) –  Kubada cagta marba marka ka dambeeya waxa ku soo badanaya arimaha la yaabka leh iyada oo ay dhacdo la yaab leh ka dhacday Horyaalka Bundesliga ee dalka Germany.

Kulan ka tirsanaa horyaalka Bundesliga ayay ka dhacday arin aan horay uga dhicin garoomada kubada cagta adduunka.

Garsooraha 4-aad ee badalka ayaa kor u taagay boodhka lagu badalo xiddigaha iyada oo koox samaynaysay 2 badal oo wada socda.

Laakiin arinta la yaabka leh ayaa dhacday kadib markii garsooraha ciyaartu kaadhka digniinta ah u taagay garsooraha 4-aad.

 

 

Xitaa mid ka mid ah tababaraha labada koox ee wada ciyaarayay ayaa u qaadan waayay waxa uu sameeyay garsooraha ciyaarta dhex-dhexaadinayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here