Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo ku Baaqday in laga shaqeeyo Nabadda iyo Amniga

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir dowlaha wasaarada Haweenka Hirshabeelle Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa ugu baaqday Haweenka in door mug leh ay ku lahadaan ka qeyb qaadashada nabadda iyo amnoiga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here