Dhaqaatiirta kismaayo oo ka Hadlay sababaha keena dhiig yarida ku dhacda Hooyada uurka leh.

0
66

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhaqaatiirta Magaalada kismaayo ayaa sheegay in haweenka uurka leh ay sahashadaan dawooyinka kor Uqaada caafimaadka hooyada uurka leh kuwaas oo aan qaadan dawooyinka loogu talagalay, waxaana loogu baaqay haweenka uurka leh inaay ku xirmaan goobaha caafimaadka si loola socda xaaladahooda caafimaad.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here