Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha maamulka xaafadda Hantiwadaag Cusmaan Xuseen Cumar ayaa ka Codsaday Ganacsatada iyo Dadka ilaaheey wax udhiibay inaay kala qeybqaataan Maamulka dadaalada biayah looga saaryo dadka barkacayaasha iyo danyarta ku nool Xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar.
waxaa Soo jeedineysa : – Maryam Shiikh cabdi.