Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo malmahan ay magalada Jowhar ay ka da’ayeen Robab ayaa Waxa ay saameyn Robabkaasi kala kulma dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaha Magalada Jowhar
Qaar ka mid ah qoysas ku nool magalada howhar ayaa ka waramay saameynta Robabakii ka da’ay magalada iyaga oo sido kale Maamulka Hirshabelle iyo Hey’adaha gargaarka bixiya ka codsaden in ay la so gaaran gurmad
Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.