Goobaha lagu Iibiyo Macmacaanka Oo Kusoo badanaya Jowhar

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa mudooyinkan dambe kusoo badanaya goobaha lagu iibiyo macmacaanka nuucyadiisa kale duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here