Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Caawiyo Dadka Ka Barakacay Fatahaada Baladweyne.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan ayaa booqday qoysas uu sameeyay roobabkii xalay ka da’ay magaalada Baladweyne kuwaasoo micin biday hareeraha wadada laamiga kadib markii daadad xoogan ay buux dhaafiyeen guryahooda.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifatax Axmed Maclwo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here