Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada Jowhar.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobab Xooggan ayaa ka da’ay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe taas oo ay ku diirsadeen bulshada ku nool Magaalada Jowhar iyo tulooyinka hooyimaada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here