Roobab ka da’ay Mahadaay oo Saameeyn ku yeeshay dadka iyo duunyada.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Dhalinyarada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Daahir Xasan rooble oo wareysi siiyay Isnaay radio Ayaa Sheegay in Roobabkii xalay kada,ay Degmada Mahadaay ay sameyn xooggan kuyeesheen Inta badan Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe isagoo xusay in cabsi weyn laga qabo Fatahaadu uu sameeyo Wabiga Shabeelle ee Mara Gudaha Degmadaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here