Roob Sababay barakac Qoysas kunool deegaanka Cali-fooldheere ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysas badan ayaa ka barakacay deegaanka Cali Fooldheere oo ka mid ah deegaanada hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolani Shabeellah dhexe kadib roobab xoogan oo daadad wata uu ka da’ay deegaankaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here