Qorshe lagu dhisayo wado laami ah oo ka socda Magaalada Dhoobley.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waddada laamiga ah ee laga hirgalinayo degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ka qeyb gadanayaa ururka dhalinyarada degmada Dhoobleey qarashaadka ka baxa ayaa ah mid aad u badan, ma jirto meel kale oo lacaga kale ugu timaato dhalinyaradaan dhaqaalo ururinta wadada ku dhisanaya.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here