Hirshabeelle oo ka Warbixisay Qasaarahii ka dhashay roobabkii ka da’ay deegaannada Maamulkaasi

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Roobabkii xalay ka da,ay deegaano ka tirsan hirshabelle ayaa geysatay qasaaro isugu jiro burbur hantiyeed iyo barkac, iyadoo laga cabsi qabo in deeggano hor leh ay gaaraan roobabka xilliga deyrta ee la filaayo inaay da,aan.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here