Bulshada Xaafadda Kulmis ee Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaada iyo daadadka Roobka.

0
81

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dadka dagan Hareeraha Wabiga Shabeelle gaar ahaan xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar ayaa cabsi xooggan soo foodsartay kadib markii digniino laga soo saaray fatahaadaha iyo daadadka roobka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here