Tababar Ku Saabsan Xuquuqda Carruurta Oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socdey Mudo laba maalin ah waxaana lagu baranaayey sidii Bulshada loo bari lahaa sida loo ilaalin karo Xuquuqda Carruurta maadama Carruurta ay ka mid yihiin Biramageetada oo ay tahay in xuquuqdooda la dhowro.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here