Ganacsatada Jubaland Oo Loogu baaqay Hubinta Tayada Badeecadaha ay iibiyaan.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkada adeega taya dhowrka jubaland oo ah shirkada ka shaqeysa Hubinta adeega badeecadaha kala duwan ee la keena Jubanland in ay xaqiijasa tayadooda si loo ilaaliyo bad qabka bulshada ayaa waxey shirkada adeegsatadaa sheybaaro iyo qalab lagu ogaado tayada badecadaha iyo daawooyinka iyo in la ilaaliyo inay dhaafeen waqtigii looga tala galey.

Waxaa Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here