Wasaaradda Beeraha hirshabelle oo Markale Kadigtay Saameynta Roobabka iyo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
50

Jowhar- (Isnaay Radio) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle ayaa sheegtay inaay dhici karaan qataro ka yimaada duufaanno la sheegay inaay ku soo fool leeyihiin Dalka iydoo dadka deggan Xeebaha iyo Goobaha uu maro Wabiga shabelle u dirtay fariin ku Aadan in ay heegan galaan

Agaasimaha Waaxda Wax soo saarka Beeraha Hirshabelle   Cumar xasan Cusmaan ayaa radio isnaay u sheegay in laga digtoonaado dhibaatooyin dhici kara.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here